Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degamada Sheaķh ayaa qabtay munaasabad lagu daahfurayey Madarasad loogu talagalay in caruurta lagu baro Culuumta Diiniga ah.
Daahfurka Madarasada ayaa waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha ku xigeenka Degamada Sheakh, Culimo udiin, Odayaal,Waalidiin iyo Macallimiin.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


