Baledweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Ahmed Jama, ayaa si rasmi ah u furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka ee Soomaaliya oo ah madal muhiim ah oo lagu gorofeynayo doorka internet-ka ee horumarinta Soomaaliya.
Waxaa ka qeybgalay Xildhibaanno ,Wasiirro ,Qubaro wax ka yaqaanna Internatka ,Dhallinyarada iyo bulshada qeybaha kala duwan .
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin