Madasha wadahadalka Wasaaradaha iyo qeexidda doorkooda oo lagu qabatay Kismaayo

0
84

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul Aadanaha XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay dood kusaabsan Haweenka iyo islaamka

Doodaan oo socon doonta lama maalin ayaa waxaa daahfuray agaasimaha guud ee Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul Aadanaha XFS Isaaq Xaashi Jimcaale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.