Madaxda Kaamka Raage Iidle oo codsaday in loo dhiso xarun waxbraasho

0
184

Baladweyne (Radio Beerlula)-kaamka Raage Iidle ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka jiro waxbarsho la.aan haayso caruurta kaamka ku nool oo ka soo barakacay deegaano iyo dagmooyin ka mid ah gobolka Hiiraan .

waxana kaamka ku nool caruur badan oo garay waqtigii ay wax baran lahayeen balse ma haaystaan iskuul ay wax ku bartaan iyo qarashkii waxbarashada.

Warbixinan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.