Madaxda maamulka Hirshabeelle oo ku baaqday in la caawiyo dadka abaaruhu sameeyeen ee ku nool gobolka Hiiraan.

0
161

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar oo ku sugan magaalada Baladweyne islamarkana kulan la qaatay maamulka heer gobol iyo degmo ee gobolka Hiiraan, odayaal dhaqameed iyo haween ayaa sheegay in maamulka Hirshabeelle dhawaan uu bilaabi doono biyo dhaamin loo sameyno dadka abaaruhu sameeyeen ee ku nool gobolka Hiiraan.

warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here