Madaxwaynaha Koonfur galbeed oo Baydhabo ka furay accadamiyad lagu bara doono afka Maayga ah iyo dhaqanka Soomaaliyeed

0
110

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Daah-Furey Akadeemiyada Qaranka ee Dhaqanka iyo Cilmiga Maayga, oo ah Hay’add Dowladeed oo Madax banaan taasi oo loogu talaglay ilaalinta iyo Hormarinta Dhaqanka kala duwan ee Qadiimiga ah Gaar ahaan Koonfur Galbeed.

Munaasabada Daah-Furka ayaa waxa ka qeybgalay Wasiiro ka tirsan Xukuumada Federaalka, Goliyaasha kala Duwan Dowlada Koonfur Galbeed, Aqoonyahano, Maamulka Degmada Baydhabo iyo Marti Sharaf kale.

Warkan Waxaa inoo Haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here