Madaxweynaha Faransiiska oo xaskiisa ay dharbaxday.

0
151

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron oo 47 jir ah ayaa xaaskiisa Briggite Macron oo 72 jir ah ay ku dharbaxday gudaha diyaaradda xilli ay ka soo degayeen diyaarad, intii lagu jiray booqasho rasmi ah oo uu ku tagay Vietnam.

Muuqaallo lagu baahiyaya baraha bulshada ayaa lagu arkayay xaaskiisa oo dharbaxeysa xili uu isku diyaarinayay inuu ka soo dego diyaarada.

Xafiiska Macron ayaa dhacdada xaqiijiyay, waxay ku sheegeen ‘khilaaf la xalliyay.

Dadka ku nool gudaha dalka Faransiiska oo muuqaalkan ku wadaagay baraha bulshada ayaa sheekadan ciwan uga dhigay haweenka kaa weyn mar walba waxay ku arkaan carruur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here