Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dib u dhiska waddooyinka halbowlaha u ah Dhuusamareeb.

0
161

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa dhagax dhigay dib-u-dhiska waddooyinka hal bowlaha u ah isku socodka gaadiidka Caasimadda Dhuusmaarreeb, kuwaasi oo isugu jira Jidka weyn ee mara bartamaha magaalada iyo 10 waddo oo isku xira xaafadaha kala duwan ee caasimadda.

Munaasabadda dhagax-dhigga dhismaha waddooyinka Caasimadda, waxaa ka qayb galay Wasiirro ka tirsan xukuumadda, maamulka Gobolka Galguduud iyo kan Caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here