Madaxweynaha Hirshabeelle oo booqday degmada Geri-jir ee gobolka Hiiraan.

0
128

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Cali Guudlaawe Xuseen ayaa booqasho ku tagay degmada Gerijir ee gobolka Hiiraan kadib markii xalay golaha wasiirada ay meelmariyeen degmonimada Gerijir.

Xildhibaano ka tirsan baarlamanka Soomaaliya, wasiiro ka tirsan Hirshabeelle, xubno ka mid ah baarlamanka Hirshabeelle, Maamulka gobolka Hiiraan iyo xubno kale ayaa qeyb ka ahaa wafdiga.

Warkan waxaa inooo haya Bilaal Daahir waaneey