Madaxweynaha Hirshabelle oo isku shaadheyn ku sameeyay golaha wasiirada

0
47

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxaweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabis iyo isku-shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada Hirshabeelle.

Golaha wasiirada cusub ayaa iskugu jira kuwo cusub iyo kuwa kale oo leeysku badalay.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf aadan