Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo guddoomiyaha baarlamanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed oo ku sugan magaalada Baladweyne ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay in shacabka gobolka Hiiraan kala hadli doonaan tabashada ay ka qaban maamulka Hirshabeelle.
Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.