Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxwaynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Dhismaha Cusub ee Xarunta isbitaalka Taiwan (𝐓𝐚𝐢𝐰𝐚𝐧 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐜𝐚𝐥 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫) iyo Casriyeynta Cisbitaalka Hargeysa.
Mashruucan ballaadhan waxa maalgelisay Dawladda Taiwan, kaas oo qayb muhiim ah ka qaadan doona horumarinta adeegyada caafimaadka ee maamulkaasi.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


