Madaxweynaha JSL oo xadhiga ka jaray Saldhiga dhexe ee Hargaysa oo dib u habayn lagu sameeyey.

0
88

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa xadhiga ka jaray Saldhigga dhexe ee Booliska Caasimadda Hargeysa oo dib-u-habayn iyo dib-u-dhisba lagu sameeyay,

waxana ka soo qayb galay xarig jarka masuuliyiin ka tirsan maamulka Somaliland, hoggaanka ciidanka Booliska, iyo marti sharaf kale oo ka socotay qaybaha bulshada.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here