Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Sharciga Naafada Koonfur Galbeed islamarkaana ay Diyaarisay Wasaarada Haweenka Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed.
madasha lagu saxiixaayay Sharciga Naafada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Madaxtooyada Mudane Cabdifataax wasiiro kadirsan Dowalad gobaleedka Koonfur Galbeed iyo Madax ka socotay Qaramada Midoobay Gaar ahaan Xafiiska Xuquuqul Insaanka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxameda Maxamuud.


