Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo daah furay jaamacadda uu yeelanayo maamulkaasi.

0
31

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta xariga ka jaray Jaamacadda maamulka Koonfur Galbeed oo laga furay magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay.

Munaasabadda daah-furka ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehlinayey masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowad gobaleedka Koonfur Galbeed,maamulka Gobalka Bay,kan degmada Baydhabo,Bahda waxbarashadda iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa ino haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq