Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo furey shirka sharciga dhulka magaalooyinka Koonfur Galbeed.

0
114

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Furey Shirka Sharciga Dhulka Magaalooyinka Koonfur Galbeed kaasi oo lagu qabtay magaalada Baaydhabo
Shrcigan ayaa soo maray golaha sharci dajinta iyo golaha wasiirada ee maamulka koofurgalbeed .

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.