Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xariga ka jaray dhismaha Bangiga dowlad Goboleedka Puntland laanta magalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari.
munaasabadda xarig jarka ayaa waxaa ka qeybgalay Goleyaasha maamulka Puntland, Masuuliyiinta Bangiga, lataliyeyaal Madaxweyne, Maamulka Gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso.
Warkan Waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq