Madaxweynaha Madagascar oo kala diray baarlamaanka si uu uga hortago in xilka laga qaado

0
116

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Madaxweynaha Madagascar Andry Rajoelina ayaa kala diray baarlamaanka ka hor codeyn la qorsheeyay in xilka looga qaado

Ma cadda halka uu ku sugnaa – fiidnimadii Isniinta isagoo si toos ah ummadda kala hadlay barta Facebook isagoo ku sugan “meel ammaan ah”

Arrintan ayaa timid ka dib mudaaharaadyo toddobaadyo socday oo ay hoggaaminayeen koox dhallinyaro ah oo loo yaqaan Gen Z Mada Jeneraal sare oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay si wadajir ah uga shaqeynayaan sidii loo ilaalin lahaa nidaamka.

Cutubyo ciidan oo xoog badan ayaa taageeray mudaaharaadayaasha, taasoo wiiqday awoodda Rajoelina.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here