Madaxweynaha Puntland oo ka qey bgalay Kulan looga hadlayay horumarinta Boosaaso

0
125

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdulahi Deni ayaa ka qeeybgalay kulankan oo looga hadlayay horumarinta magaalada Boosaaso ee xarunta maamulka gobolka Bari

Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray qaabka loo wajahayo mashaariic horumarineed oo dhawaan laga fulin doono magaalada ganacsiga Puntlan d ee Boosaaso.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.