Madaxweynaha Puntland oo magacaabay golaha wasiirada cusub.

0
140

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland saciid cabdullahi dani oo dhawaan markale ku guuleeystay doorashada madaxtinimada puntalan ayaa Magacaabay Golaha Xukuumadda Dowladd goboleedka Puntland ee 2024-2029.

Afhayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Puntland, Jaamac Yuusuf Jaamac Dabaraani. ayaa Warbaahinta u akhriyey liiska wasiirada la magacaabay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.