Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray buundada magaalada Garoowe.

0
131

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xarigga ka jaray Buundada cusub ee Garoowe oo ah Buundadii labaad ee ay yeelato caasimada

Munaasabadda xarig-jarka waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin katirsan Bangiga Adduunka, Maamulka Gobolka Nugaal, kan Degmada Garoowe, Xildhibaanada Golaha Deegaanka, nabadoonno, ganacsato, haween, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada,

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here