Madaxweynaha Somaliland oo dhagax-dhigay dib-u-dhiska garoonka Xaaji Daahir ee Boorama

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay dib-u-dhiska Garoonka kubadda cagta ee Xaaji Daahir Stadium, magaalada Boorama.

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland, xildhibaano ka tirsan golaha wakiillada, guddoomiyaha degmada Boorama, bahda ciyaaraha iyo dhalinyaro badan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here