Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Magaalada Burco ka Dhagax-dhigay Matxaf Maktabad iyo Dib-u-dhiska Goob ay Taariiqi ku ahayd magaaladasi
Munsabadan ayaa waxaa ka qeyb galay odyaasha dhaqanka ururada bulashada wasiiro xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee bulashada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


