Madaxweynaha Somaliya oo dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeey maalinta ciidul-adxaa.

0
63

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa umada Soomaliyeed ugu hambalyeeyay farxadda maalinta koowaad ee ciidul Adxaa.

Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynaha Soomaliya ayaa dadka muslimiinta ah ugu baaqay gaar ahaa bulshasa Soomaaliyeed ineey is cafiyaan si loo gaaro midnimo iyo Nabad waarta.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.