Madaxweynaha Soomaaliya oo macalimiinta Somaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta macalinka.

0
147

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha jamuuriyada federaalka Soomaali mudan Xasan Shiikha maxamuud ayaa ugu hambalyeey dhamaan macalimiinta soomaaliyeeda Munaasabada 21 November maalinta macalimiinta soomaaliyeed oo maanta ku beegan.

Guud ahaan magaalooyinka dalka ayaa lagu qabtay munaasabado lagu xusaayo qiimaha ay leedahay maalinkaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here