Madaxweynaha Soomaaliya oo Muslimiinta ugu hambalyey xuska dhalashada Nabigeena Maxamad NNKH

0
92

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo iyo farriin ku saabsan xuska dhalashada Xabiibkeenna Muxamed nabad-gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee.

Madaxweynaha ayaa ummaddda soomaaliyeed iyo guud ahaanba maslimiinta ugu baaqay ineey Nabigeena Muxamed NNKH inbadan ku saliyaan isla markaana ay is cafiyaan iyagoo ku Dayana dhaqankiisa iyo cabaadadiisa

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibrahim