Madaxweynaha Soomaaliya oo si Rasmi ah u daah furay kal fadhiga 7-aad ee baarlamanka Soomaaliya

0
1066

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kal fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku ammaanay Guddoonka iyo Xubnaha Baarlamaanka ee Labada Aqal wada shaqaynta wanaagsan ee ay muujiyeen sanadihii la soo dhaafay, taas oo horseedday in laga miro dhaliyo dadaallada dowlad dhiska iyo dib u soo celinta himilada shacabka Soomaaliyeed.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here