Madaxweynaha Soomaliland oo dhagax dhigay Mashruuca Horumarinta Beeraha Banka Wajaale

0
165

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi (Cirro) ayaa Dhagax-dhigay Mashruuca Horumarinta Beeraha Banka Wajaale. Mashruucan ballaadhan oo aan noociisu hore uga hirgelin Somaliland, waxa fulinaya Hay’adda Horumarineed ee Caalamiga ah ee 𝗣𝗵𝗮𝗿𝗼 𝗙𝗼𝘂𝗻𝗱𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻,

waxa ka qeyb galay munaasabada dhagax dhiga mas’uuliyiin katirsan maamulka Somaliland madax katirsan Hay’adda Horumarineed ee Caalamiga ah ee 𝗣𝗵𝗮𝗿𝗼 𝗙𝗼𝘂𝗻𝗱𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻, iyo marti sharaf kale.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here