Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xariga ka jaray Mashruuca Biyo balaarinta ee Magaaladda Berbera ee Gobalka Saaxil.
Munaasabada xariga jarka waxaa ka qayb galay Wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland, xidhibaanno , masuuliyiin ka socday Wasaaradda Biyaha Somaaliland maamulka magaalada Berber iyo Martisharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.