Madaxweynaha Soomaliland oo xariga kajaray Mashruuca biya balaarinta Berbera

0
148

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa rasmi ah xadhiga uga jaray Mashruuca cusub ee Biyo ballaadhinta magaalada Berbera kaasi oo dhismihiisa la bilaabay Bishii Maarso ee sanadkaan

Xarig jarka Mashruucaan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro,Xildhibaano, mas’uuliyiin ka socotay Dowlada Hoose ee Degmada Berbera iyo qaybaha kale ee bulshada.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here