Madaxweynaha Soomaliland oo xariga kajaray xaafad cusub oo laga hirgeliyay Hargeysa

0
49

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Maamulka Somaliland aya magaalada Hargeysa kadaah furay xaafad cusub oo loogu magac daray RUGSAN Taasi oo maalgiliyay bangiga rugsan.

Xaafadan aya ka kooban dhismaheede qeybo kala duwan Sida masajidyo garoomo gubada cagta ah iyo goobo waxbarasho.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi