Madaxweynaha Soomaliya oo koobka gudoonsiiyay xulka Galmudug.

0
36

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabadd kooban oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka waxa uu Xulka Galmudug guddoonsiiyey koobka Dowlad goboledyada iyo G/ Banaadir.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay ciyaartooy,mas’uuliyiin kamid ah maamulka Galmudug Xildhibaano iyo madax kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.