Madaxweynaha Soomaliya oo ubax dhigay taalada Daljirka Dahson ee magaalad muqdisho

0
106

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xuska Munaasabadda 1-da Luulyo oo ku astaysan 65 sano guurada ka soo wareegatay maalinka xoriyadda iyo midnimada qaranka awgeed waxa uu Ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho.

Ubax-dhigga Taalada Daljirka waxaa ku weheliyey Madaxweynaha Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cabdullaahi Cismaan oo salaan uga qaadayey cutubyo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here