Madaxweynaha Soomaliya oo xariga ka Dekada Garaacad oo si casri ah loo dhisay.

0
145

Baladweyne (Radio Beerlula)Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si wadajir ah xariga uga jaray wajiga kowaad ee Dekedda Garacad ee gobalka Mudug.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabduqadir Cumar Ibraahin