Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dowladda Suuriya ayaa Ruushka ka dalbatay in lagu soo wareejiyaan Madaxweynihii hore Bashaar Al-Asad si loo maxkamadeeyo
Madaxweynaha Dalka Suuriya, Axmed Al-sharac ayaa ku wajahan Dalka Ruushka isaga oo ka dalbanaya in lagu soo wareejiyo Bashaar Al-Asad si looga xisaabiyo dambiyadii uu ka galay Dalka suuriya oo la maxkamadeeyo. sida ay baahiso ArabNews.
Madaxweynihii hore ee dalka Suuriya ayaa magangalyo ahaan ujooga dalka Ruushka isaga iyo qooyskiisa.

