Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni Yoweri Museveni, ayaa ku dhawaaqay inuu tartami doona markii 7-aad xilka madaxweynaha Uganda.
Yoweri Museveni oo 80 jir ah, ayaa sii dheereysanaya xukunkiisa oo ka badan 40 sano.
Xisbgiisa ayaa sheegay in markale doorashada madaxweynaha uu ku matali doono Yoweri Museveni.
Yoweri Museveni ayaa xukunka dalkiisa la wareegay sannadkii 1986kii.