Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo bulshada Soomaaliyeed ugu hamlayeey munaasabada ciidul Adha

0
130

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliyada Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Carafa ayaa dul istaagay caqabadaha curyaamiyey nolasha dadka Soomaaliyeed sida musuq-maasuqu iyo isku dhacyada bulshada dhaxdooda ah.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay heleyaan Dowladnimo dhammeystiran, isku filnaan iyo nolol wanaagsan oo sharaf iyo karaamo leh markii la cirib-tiro musuqmaasuqa waxaana uu muslimiinta ugu baaqay ineey is cafiyaan si nabad loogu wada noolaado.

Warbixintaan waxa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.