Madaxweyne ku-xigeenka Soomaliland oo gaari Dab-damis ah ku wareejiyay Ciidanka Dab-damiska.

0
147

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan oo aheyd mid lagu wareejinyay gaari casri ah oo loogu talagalay ciidanka Dabdamiska Soomaliland ayaa waxaa goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Soomaliland wasiiro iyo saraakiisha ciidanka Dabdamiska Soomaliland.
Gaarigan ayaa waxaa ku deeqay baanka dhaxe ee Soomaliland.

Warbixintan waxa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.