Madaxweyne Waare oo ka qeyb galay munaasabadda uu xilka kula wareegayo guddoomiyaha gobolka Hiiraan

0
292

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, guddoomiyaha baarlamanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed, xildhibaano ka tirsan golaha shacabka Soomaaliya, saraakiil ka tirsan AMISOM, kuwa dowladda, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qeyb galay munaasabad xilka uu kula wareegayay guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Muxumed Caraale, taasoo lagu qabtay xarunta gobolka Hiiraan ee magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa  noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here