Madaxweyne Xassan Sheekh oo khubad ka jeediyay shirka isbeddelka cimilada ee ka furmay Nairobi.

0
91

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyay Meertada 6aad ee Shirka Qaramada Midoobey ee Isbeddelka Cimilada Adduunka oo ka furmay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.

Madaxweybaha ayaa ka hadlay sida isbeddelka cimiladu uu u saameeyey Adduunka, khatarta uu ku leeyahay nolasha shucuubta iyo caqabadaha gaarka ah ee ka soo gaaray shacabka Soomaaliyeed.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.

May be an image of 4 people and daisMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 people, people studying, lighting, dais and text that says 'Estonia 1 Guatemala Guinea Guinea- Guinea-Bissau Bissau'