Madbacad cusub oo casri ah oo laga daah furay magaalada Baladweyne.

0
251

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ayaa laga furay shirkadda best Sing taasi oo aay hergeliyeen ganacsato ku nool magaalada si aay door uga qaadato hormarka magaalada.

Adeegyada aay shirkadan bulshada u qaba doonto waxaa ka mid ah daabacadda fanaanadaha, buugaagta,Boorarka, istiigarada iyo waxyaabo kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here