Baladweyne(Radio Beerlula)-Maalintii labaad ayaa munaasabadda ciidul fidriga looga dabal degay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan iyo gobolka kale ee dalka, marka laga reebo qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud oo maanta loo dabal degay maalinta koowaad ee ciidul fidriga.
Qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada Baladweyne ayaa radio Beerlula uga waramay sida maalintii labaad ay u ciideen.