Magaalada Garoowe oo laga daahfuray shirk ku saabsan dajinta qorsheyaasha wakaaladda Horumarinta Biyaha ee Puntland.

0
7

Baladweyne (Radio Beerlula)-Shirkaan oo ay isugu yimaadeen wasaaradaha caafimaaka waxbarashada tamarta macdanta iyo biyaha ee Putland ayaa lagu qabtay magaalada Garowe ee xaruunta maamulka putland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.