Magaalada Garoowe oo laga daahfuryay iskuul lagu barandoono wadista gaadiidka

0
82

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntlan ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfuryay iskuul lagu barandoono wadididda gawaarida iyo shuruurceeda.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeeybgalay saraakiisha ciidanka Nabadgalayada wadooyinka Puntland xildhibaano ganacsato maamulka degmada Garowe iyo madax kasocotay shirkadaha.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.