Magaalada Garowe oo laga daahfuray xuska todobaadka dhaqanka Puntland.

0
139

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Garoowe ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo eheed mid lagu daahfurayay xuska todobaadka dhaqanka Puntland kaasi oo ay iska kaa shanayaan qabashadiisa Jaamacadda PSU, Hayadda Kaalo, wasaarada warfaafinta dhaqanka Puntland iyo midowga Yurub (EU)

Munaasabaddan daahfurka ah waxaa ka qeybgalay,waxgarad,odayaal,Haween, Dhallinyaro iyo masuuliyiin kamid ah maamulka Puntland.

Warbixintan waxaaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.