Magaalada Garowe oo lagu qabtay aqoon isweeydaarsi sare loogu qaadayay tayada Injineerada Puntland.

0
148

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Garowe ee Xarunta maamulka Puntland ayaa waxaa lagu qabtay aqoon isweeydaarsigan oo loogu talagalay sare uqaadida Injineerada Puntland.

Inta uu socdo tababarka ayaa Injineerada waxaa labara doonaa sida loo isticaalo qalabka shaqada iyo hanaanka dhulka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.