Magaalada Hargeysa oo lagu gabagabeeyay tababarka ku saabsan sida loogu faaidaysan Ganacsiyada.

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu soo gaba-gabeyay tababarkan oo ku saabsan ganacsiga iyo sida dhallinyarada ay uga faa-ideeysan karaan maalgelinta Hayadda Yeelo

Xeritaanka tababarkan waxaa ka qeybgalay Dhallinyaro ‘masuuliyiin ka socday hay,adda yeelo iyo xubno kamid maamulka Somaliland

Warbixintan waxaa sii jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen