Wararka Magaalada Hargeisa oo tabababar loogu soo gabagabeeyay shaqaale katirsan Maamulka Soomaliland. By admin - January 14, 2023 0 194 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeisa ee xaruunta Maamulka Soomaliland ayaa Tabababar loogu soo gabagabeeyay In kabadan 470 kamid ah shaqaalaha dowladaha hoose ee Soomaliland. Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal daahir Waaneey http://radiobeerlula.so/wp-content/uploads/2023/01/Warbixin-Hargeisa-By-Bilaal-.mp3 Share this:FacebookX