Magaalada Jowhar oo laga daahfuray tababar ku saabsan wax soo saarka dalka

0
172

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee maamulka  Hirshabelle oo kaashanaysa Hay’addaha WFP ayaa Tababar kusaabsan kobcinta  wax soo saarka ufurtay iskaashatada beeraleyda Gobolka Shabellada Dhexe.

Daahfurka Tababarka ayaa waxa ka qayb galay maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe,Madax Ka socotay Hay’adda WFP , iyo Beeraleeyda Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.