magaalada Kismaayo oo laga bilabay diiwaangalinta kaalimaha shidaalka ee kuyaala magaalada.

0
53

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka bilowday diiwaangalinta kaalimaha shidaalka ee kuyaala magaalada.

Diiwaan gelintaan ayaa loogu tala galay in lagu ogaado tirada guud goobaha lagu iibiyo shidaalka si loogu sameeyo nidaam looga hortagayo khasaaraha ka.dhasha marka uu Dab kaco.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.